Burngreave Messenger.
Issue 40 April 2004
 
 

Somali Housing Aid

SHA provides information, advocacy and language support, interpretation and translation of relevant publications.

SHA aims to help the Somali Community in
South Yorkshire in relation to housing matters.

We are based at:
Burngreave Housing Office, 177 Spital Hill, Sheffield S4 7LF

Opening Hours:
Monday Tuesday Wednesday 10.00–12.30, Friday 10–12

email: somalihousingaid@yahoo.co.uk
telephone: 0796 003 0533

If you need further information please contact us.

Ma maqashay
Somali Housing Aid

Somali Housing Aid waa Koox kuula diyaara inay kaa caawiyaan baahiyaha ama cabashooyinka ku saabsan xagga guryaha, iyada oo saldhiga Somali Housing Aid uu yahay Burngreave Housing Office ama (xafiiska guriyaynta ee Burngreave). Waad ogtihiin haddii aad dadka soomaaliyeed tihiin dhibta idinka heysta dhinaca guryaha, waxaa la yimi waqtigii aad afkaaga hooyo ugu sharixi lahayd baahidaada qof kula garanaya luqadaada hooyo.

Waxaad kala soo xidhiidhaan Yusuf Deria

Waqtiyada ay furan tahay

Isniin Salaasada Arbacada 10–12.30, Jimce 10–12

 

     
back. top. next.
Index for Issue 39 March 2004.